Somaliland oo saaka lix qof toogatay

Maamulka Somaliland ayaa saaka aroor hore dil toogasho ah ku fulisay lix nin oo hore Maxkamadaha Somaliland dil ugu xukumeen.

Dhanka kale wararka qaar ayaa sheegaya lixda qf ee la toogtay inuu ku jiray nin reer qof ka dilay ay horay cafiyeen.

Dadka saaka xukunka lagu fuliyay ayaa waxaa ay kala yihiin.

1- Yaasiin Maxamed Yuusuf
2-Sharmaarke Sahal Oogle
3-Quulle Maxamed Cilmi
4-Khaalid Cabdi Xaydar
5-khadar Maxamed Warsame
6-Cabdikariim Maxamed Mahdi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *