Bayern Munich oo ku guuleysatay Super Cup

Kooxda Kubadda Cagta Bayern Munich ee dalka Germany ayaa ku guuleystay koobka Super Cupka ee loo qabto kooxaha ku kala guuleyta Tartanka UEFA CHAMPIONS LEAGUE IYO EUROPE LEAGUE.

Kulanka xalay oo ay ku loolameen kooxaha Bayern iyo Sevilla ayaa waxaa ay ciyaarta ku dhamaatay 2-1 iyada oo Bayern ay goolka guusha heshay daqiiqaddii 104aad ee Ciyaarta maaddaama ay 90a daqiiqo ku dhamaatay 1-1 natiijo ah.

Bayern ayaa sanadkan ku guulestay Koobka UCL halka ay Sevilla qaadatay koobka Europe League.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *